Qaraxyo xoogan lagu weeraray Hoteelo iyo Kaniisado kuyaala magaalada Colombo (Sawirro)

Qaraxyo xoogan ayaa saakay ruxay qeybo kamid ah magaalada Colombo ee caasimada dalka Sri Lanka, qaraxyadan ayaana lagu weeraray Hoteelo iyo kaniisado kuyaala magaaladaasi. Sadex qarax ayaa lagu weeraray kaniisado waa weyn oo kuyaala degmooyinka Kochchikade, Katuwapitiya iyo Batticaloa, waxaa sidoo kale qaraxyo kale lagu weeraray Hoteelo iyana ku yaala bartamaha caasimada. Inta la xaqiijiyay qaraxyadan … Continue reading Qaraxyo xoogan lagu weeraray Hoteelo iyo Kaniisado kuyaala magaalada Colombo (Sawirro)